Guddoomiye Yariisoow iyo Taliyayaasha Ciidamada Amniga oo kormeer ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Gen: Bashiir ...
















