Xildhibaanada Aqalka Sare oo ka dooday weerarkii lagu qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Qaybdiid
Kulankii ugu horreeyey Kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha ...















