Daawo+ Madaxweynaha Galmudug oo dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna
Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda ...
















