Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Qalab Caafimaad ku wareejiyay Taliska Ciidanka Xoogga dalka+Sawirro
Safiirka Taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile ayaa qalab caafimaad iyo Daawooyin ku wareejiyay Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Abaanduulaha ...
















