Midowga Afrika oo Bayaan ka soo saaray hadal ka soo yeeray Donald Trump
Wadamada Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay ...
Wadamada Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar ...
Qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soconaysa saaka magaalada Gaalkacyo ee xarunta ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa caawa kulan soo dhaweyn ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio ...
Wafdi ay horkacayso Xildhibaan Ubax Tahaliil Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Maamulka Galmudug, waxaana ku wehlinaya socdaalkeeda ...
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koofun Afrika, Jamaal Maxamed Barroow oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee ...
Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsanaa ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho