Dowladda Soomaaliya oo soo deynaysa 20 Carruur ah oo ka mid ahayd Tahriibayaasha ku xanniban Liibiya “Dhageyso”
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta ...
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta ...
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya ...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawed , oo howlo shaqo u jooga Dalka Maraykanka ayaa booqasho ...
Somali National Army carried out a special operation against terrorist militant group of Al-Shabaab in Kurtuwarey district in lower Shabelle ...
Somali Air Forces on Thursday marked the 58th anniversary of their foundation, holding very colorful occasion of the celebration and ...
Goobta lagu wareejinayay gaadiidkaan waxaa ku sugnaa Wasiiradda Caafimaadka iyo qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjireyaasha wadamada Turkiga iyo Qadar, ...
Dekedii macmalka aheyd ee Magaaladda Boosaaso oo laga barbar dhisayey dekeda weyn, ayaa iminka umuuqata mid gabogabo ah, waxaana suurta ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Eng Yariisow, ayaa maanta daahfuray Tartanka Ciyaaraha iskuulada degmadda ...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa faah fahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay ...
Xiritaanka tababar socday 5 maalmmood oo lagu baranayay hanaanka sharci qorista iyo farsamooyin kale oo muhuiim ah oo ku saabsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho