Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow gaaray Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. ...
















