Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo la kulmay Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno ...
















