Wafdi ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulama la qaatay Masuulyiinta Wasaaradda Caafimaadka Suudaan
Wafdigan oo ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka ...
















