Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxii Soobe
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya Drs Faowsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay Laanta afka Soomaaliga ee ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukumada Federaalka Soomaaliya Drs Faowsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay Laanta afka Soomaaliga ee ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Warbixin muuqaal ah oo ka hadleysa baaxada qasaaraha qaraxii 14kii bishan ka ...
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Nairobi ee Xaruna Dalka Kenya, ayaa sheegay in magaaladaasi ay gaartay diyaaraddii waday Bukaanadda Soomaaliyeed ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Bukaanaddii Maanta ay ka qaaday Magaaladda Muqdisho ee ku wajahnaa Dalka Suudaan, ayaa hadda ka ...
Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cismaan Maxamed, oo la hadlay Warbaahinta Dowladda, ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Hay’addaha gargaarka ...
Guddiga Guramadka Qaranka, ayaa Shir jaraa’id oo ay hadda ku qabteyn Xarunta Gurmadka Qaranka ayaa waxay kaga hadleyn Howsha gargaarka ...
Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna ...
Qaar kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanat booqday Qaar kamid ah Isbitaalada ay ku ...
Marwada kowaad ee Dalaka Saynab Cadbi Macalin ayaa qaar ka mid ah cisbitaalada Muqdisho ku booqatay dhawacyadii ka dhashay Qaraxii ...
Qaar kamid ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed, ayaa si aad ah usoo buux dhaafinaya Xarunta Gurmadka qaran ee Magaaladda Muqdisho, kuwaasi is ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho