Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya?
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, ...
















