Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere.
Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ...
Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo ...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada ...
Shirweynaha labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa inuu maanta ku furmo magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlaya Midnimada umadda ...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada ...
Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Sareeye Guuto Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa maanta furay tababar ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo Booliska (Community ...
Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada sii xoogeysaneysa ee maandooriyuhu ku haayo Bulshad, iyadoo dhallinyaro badan ay qabatimeen dawooyinka maandooriyaha ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho