Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo soo xiray shirkii mideynta canshuuraha Dalka “SAWIRRO”
Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayay dhaqaalaha Dalka iyo ...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayay dhaqaalaha Dalka iyo ...
Kulanka Aqoon isweydaarsiga ah ee maanta ka furmay magaalada Baydhabo isla markaana socon doono muddo dhoor maalin ah ayaa waxaa ...
Xuska Sanad Guurada 68aad ee Jamhuuriyadda Shiinaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen Ku-simaha Madaxweeynaha ahna ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin ...
Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska aduunka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho xilli ay Dalkeenna uu xubin buuxda ...
War ka soo baxay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan bin C/casiis ayaa loogu fasaxay haweenka in ay laysanka gaariga dalban karaan,wuxuuna ...
Howlgallo ka dhan ah maleeshiyaadka Al shabaab ayaa si xowli ah uga socda deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Ciidamada XDS ...
Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka ...
Mareykanka Waxaa sii kordhaya khilaafaadka dhinaca diblomaasiyadda ee u dhexeeya wadamada Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi,taasi oo salka ku haysa barnaamijka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayer oo weli ku sugan Dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay Senetor ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho