G/sare Koofi oo Kormeeray Xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ay ku leedahay Boosaaso
Agaasimaha Guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi, ayaa maanta gaaray magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri, ...
















