Madaxweyne Farmaajo “Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay ...
















