Madaxweynaha iyo wafdiga la socda oo caawa kulan soo dhaweyn ah loogu sameynayo Boosaaso
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa caawa kulan soo dhaweyn ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa caawa kulan soo dhaweyn ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio ...
Wafdi ay horkacayso Xildhibaan Ubax Tahaliil Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Maamulka Galmudug, waxaana ku wehlinaya socdaalkeeda ...
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koofun Afrika, Jamaal Maxamed Barroow oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee ...
Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsanaa ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bisha Feebaraayo, wuxuuna sheegay ...
Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ee Galmudug Xirsi yuusuf Bare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
Wafdi uu hugaaminayo taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyeen, xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay deeganadaasi, Saraakiil ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho