Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada ...
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada ...
Kuuriyada Koonfureed ayaa soo jeedisay dalab ku socda W/Kuuriya oo ku aadan in 9-ka bishaan la qabto kulan heer sare ah ...
Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Ganacsatadu in ay Cusbooneysiistaan shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose ee Xamar. Wareegtadaan oo kasoo baxday ...
Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaabka iyo horjoogayaashooda ayaa iska dhiibaya Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay,kadib markii ay ka soo ...
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada ...
yaa u maqan Caruurta Derbi Jiifka ah waa Warbixin gaar ah oo aan ku eegeenno xarruntii carruurta agoomaha ee ku ...
Dibad baxyo Xooggan ayaa maalintii labaadka soconaya Wadanka Iiraan kaasoo ay dhigayaan Muwaadiniinta Reer Iiraan Bananbaxa ayaa galay Maanta. Muuqaalo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho