Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga labada Baarlamaan
Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya ...
















