Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay hilib Udxiyo ah “SAWIRRO”
Dadkan ka faa’iideystay hilibka Udxiyada oo ay ugu deeqday hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa kamid ahaa dadka degan ...
Dadkan ka faa’iideystay hilibka Udxiyada oo ay ugu deeqday hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa kamid ahaa dadka degan ...
Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka waxaa si wadajir ah looga tukaday Salaada Ciidul-Adxaa oo ahayd munasabad qiima weyn ...
Biyo la,aan Baahsan ayaa waxaa ay ka jirtaa Degmada Ceel barde ee Gobolka Bakool ka mid ah deegaanada hoos yimaada ...
Go’aankani oo ka soo baxay Maxakamada Federaali ah ee dalka Mareykanka ayaa farxadgeliyay muwaadiniinta wadamo Soomaaliya ay kujirto’kuwaasi oo madaxweyne ...
Magaalada Pretoria ee caasimada dalka South Africa xaafada ay Soomaalida ka dagan yihiin waxaa saakay isugu soo baxayay boqolaal dadweyne ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qeyb ka mid ah maalintiisa Ciidda la qaatay lana qadadeeyay Cudubyo ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada sida looga ciiday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Go’aan ka soo baxay maxakamadda sare ee dalka Kenya ayaa lagu sheegey in maxakamadu ay diidey natiijada doorashadii uu ku ...
Kumanaan kun oo ka mid ah Shacabka magaalada Khartoum ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajidda iyo goobo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka salaadda ciidul Adxa Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Somaaliya kula tukaday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho