FAALLO:- Gulufka Xoogga Dalka iyo ciribtirka haraadiga Al-shabaab
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab sanadkii 2011-kii, taasoo si awood leh looga itaal roonaaday, waxaa kaloo ...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab sanadkii 2011-kii, taasoo si awood leh looga itaal roonaaday, waxaa kaloo ...
Ujeedada shirkan wada tashiga ah ayaa ah sameynta isu duwida iyo iskaashiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada, waxaana ...
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan oo maanta xafiiska kula hadlay warfidiyeenada ayaa waxa uu sheegay in ...
Wasiirka Arrimaha dastuurka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen agaasimaha guud iyo la-taliyayaal ka tirsan ...
Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Xasan Maxamed Warsame oo isugu ...
Wasiirka Boostada, Isgaariisnta iyo tignoolajiyadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan oo ka qeyb galay barnaamijka waxqabad ee ka baxa warbaahinta Qaranka ...
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Cabdullaahi Iimaan Ceynte oo lahadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay sii socon doonaan Howlgalada ...
Waxaa dalka Mareykanka ku sii baahaya rabshadaha cunsuriyadda laxiriira iyo banana baxyada ay dhigayaan dadka ka soo hor joeeda faquuqaasi ...
Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaano katirsan gobolka Sh/Hoose, oo shalay ay kala wareegeen Maleeshiyaadka Al-shabaab. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho