Ra’iisul Wasaaraha ” Waxaan la dagaallameynaa caddowga Ummadda Soomaaliyeed oo ah Al-Shabaab”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas'uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Xildhibaano iyo xubno ...
















