Shirkii Guddoonada baarlamaanka Africa oo ka furmay K/Afrika
Kulanka Guddoomiyaasha Barlamaanada dalalka Qaaradda Africa ee ka furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalada Johansbeg ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha ...
Kulanka Guddoomiyaasha Barlamaanada dalalka Qaaradda Africa ee ka furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalada Johansbeg ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay nala fuliyeen saaxiibada caalamka ee ...
Ciidammada ammaanka ayaa ka hortagay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed. Ciidammada ...
Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa kulankii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho tan iyo markii la magacaabay. ...
Kulanka Guddoomiyayaasha Barlamaannada dalalka Africa ee maanta ka furmay xarunta Barlamaanka Africa ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo ...
Kulankan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee Puntlnd waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Puntland kaasi oo baarlamanku ka codsaday in ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan ...
Shirkan oo ahaa mid ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana ay ka soo qaybgaleen xubno ka ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho