DFS, Danjireyaasha Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka Dagaalka Al shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, ...
















