Golaha shacabka oo ansixiyay Xubin ka mid noqon doonta Guddiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo dib u eegista dastuurka
Kalfadhiga labaad kulankiisa 34-aad ee Mudanayaasha golaha Shacabka waxaay ugu horeyn u codeeyeen Xildhibaan hore Muumina Sheekh Cumar oo ka ...
















