Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo ka shiray horumarinta xiriirka labada dal
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya ...
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya ...
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray ...
Kulan dadweyne oo ku saabsan sida maamulka iyo shacabku isaga kaashalahaa ka hortagga falalka argagixisada Al-shabaab oo uu soo qabanqaabiyay ...
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland ...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Jubbaland iyo AMISOM ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab waxa ay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ay wehlinayeen Agaaismaha guud ee ...
Marka hore salaan qiimo badan dhamman Ummadda Soomaaliyeed salaan kaddib qormadan soo socoto waxaan kaga hadli doona qodobo dhowr ah ...
Waxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho