Xisbiyada siyaasada dalka south africa oo dowlada South africa ugu baaqay in ay u gurmadaan shacabka Soomaaliyeed.
Xisbiyada siyaasada dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareeyay qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gumaaday shacabka Soomaaliyeed ...
















