Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay xoreeynayaan deegaannada Argagixisadu ku dhuumaaleysaneyso “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducalle Xaaf, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ...
















