Maxakamadda sare ee Kenya oo go’aan hor leh ka soo saaraysa doorashada
Dalka Kenya waxaa kataagan jahwareer siyaasadeed,iyadoo Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasina lagu wado inay maanta go’aan ka soo saarto in ay ...
Dalka Kenya waxaa kataagan jahwareer siyaasadeed,iyadoo Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasina lagu wado inay maanta go’aan ka soo saarto in ay ...
Magaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka furmaya kulanka 40-aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Puntland kaasi oo ay ka qeybgalayaan Guddoomiyaasha labada ...
Sida aan wararka ku heleyno Magaalada Boosaaso dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla halka loo yaqaano ...
Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyey Casuumadda uu u fidiyey Madaxweynaha Soomaaliya Madaxda Maamul Goboleedyadda , Mudane Gaas ayaa haddalkaan ...
Tababarkaan Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Wasaarada Awaqaafta iyo Arrimahan Diinta Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ujeedkiisa Ahaa Sidii Ay Culuma’udiinka ...
Jabuuti, 24, Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya ...
Wajiga sadaxaad iskaashi wadajirka ah ee baahinta awooda dowladda shanta sano ee soo aadan 2018-2022 ee JPLG ayaa looga hadlay ...
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta darajada koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho