Booliiska Soomaaliland oo ka digtay rabshado salka ku haya Doorashooyinka
Soomaaliland ayaa digniin adag u jeediyay Dad la sheegay inay halkaasi ka abaabulayaan rabshado ay kaga soo horjeedaan howsha tirinta ...
Soomaaliland ayaa digniin adag u jeediyay Dad la sheegay inay halkaasi ka abaabulayaan rabshado ay kaga soo horjeedaan howsha tirinta ...
Jariiradda Daily Mail ayaa daabacday in Boqorka Dalka Sacudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-Sa’ud uu xilka ku wareejinayo wiilkiisa 32 ...
Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ...
Tan iyo markii afgembiga uu ka dhacay Dalka Zimbabwe waxaa walaac laga muujinaya mustqbalka dalkaasi oo weli uu jahwareer ka ...
Waxaa weli soconaya tirinta codadka doorashadii Soomaaliland,iyadoo laga filayo guddiga in dhawaan uu soo saaro natiijadii rasmiga ahayd ee doorashada. ...
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan ...
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo gaaraya ilaa 5 sargaal, ayaa maanta tababar lagu baranayo habka hubinta ...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgal amniga lagu Xaqiijinayo ka Bilaabay Waddada isku xirta Degmadda Buurhakaba iyo Deegaanka Deeynuunaay, halkaasi ...
Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sahay fudud oo isugu jira Biyo,caano,Buskud iyo Timir gaarsiiyay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho