Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo Deeq sahay ah ku wareejiyay Taliyaha Ciidanka XDS
Munaasabad ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed waxay ku wareejiyeen Taliyaha ciidamada Militariga ...
















