R/wasaare Khayre”Dhismaha Xabsiga Dhexe ee Baydhabo waa qeyb kamid ah qorshe horumarinta Cadaaladad iyo Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo ...
















