Dhageyso: faahfaahin ku saabsan weerarki argagixiso ee xalay ka dhacay Muqdisho
18 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen weerarki argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ...
18 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen weerarki argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ...
Muqdisho (15ka Juun, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii ay xalay kooxda argagixisada ah ee ...
Ciidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka Argagixisada ay ku qaadeen Maqaayadaha ...
Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa haatan ku sugan goobka uu ka dhacay Qaraxa, waxaana sidoo kale gaaray Masuuliyiin ka ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Wasaaradda Amniga gudaha ayaa ka hadashay weerarkii caawa ka dhacay inta u dhexeysay maqaayadda Posh iyo Pizza_house oo ah meel ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada ...
Qarax ayaa ka dhacay agagaarka Posh iyo Pizza House oo ku yaala meel ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho