Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo Caawa Soo Gaaray D.Warsheekh Iyo Xaflad Lagu Soo Dhoweynayo Oo Socota + Sawirro
Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Caawa soo gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka ...















