Ra’iisul wasaare Kheyre oo u Ambabaxay Dalka Turkiga
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada ...
Qaraxii Ka dhacay magaalada Muqdisho ee ugu dhimashada badnaa inta taariikhda la xusuusan yahay, waxa uu ahaa kii ka dhacay ...
Shirkan oo ay isugu yimaadaan Maxkamdaha Sare ee Wadamada ku jira jamacda carabta oo sanadkii mar laqabto ayaa waxaa sanadkaan ...
Wararka ka Imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Bakool ayaa la wareegay ...
Dalka Kenya waxaa kataagan jahwareer siyaasadeed,iyadoo Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasina lagu wado inay maanta go’aan ka soo saarto in ay ...
Magaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka furmaya kulanka 40-aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Puntland kaasi oo ay ka qeybgalayaan Guddoomiyaasha labada ...
Sida aan wararka ku heleyno Magaalada Boosaaso dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla halka loo yaqaano ...
Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyey Casuumadda uu u fidiyey Madaxweynaha Soomaaliya Madaxda Maamul Goboleedyadda , Mudane Gaas ayaa haddalkaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho