Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Muqdisho shalay ka dhacay
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa tacsi u diray Ummadda Soomaaliyed iyo Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Qaraxyada ay la socdeen ...















