Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo Khawaarijta ka dhan ah ka wado deegaanno hoostaga Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka sameeyay deegaanno u dhexeeyo gobollada Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud. ...
















