Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay ninkii dilay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Sh/Dhexe
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ku fulisay Ex-Dable NISA Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa ninkii dilay Taliyihii ...
















