Maamulka Degmada Heliwaa oo faah faahin ka bixiyay dib u dhiska waddada Balcad iyo Muqdisho “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay socdaal dhawaan wafdi uu hogaaminao Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ...
















