Isla xisaabtanku waa hanan la isku raacsan yahay in uu laf dhabar u yahay qabsoomidda shaqo wanaagsan isla markaana abuurta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi "Farmaajo" oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka ...
Guddiga madaxa bannana ee xudduudaha iyo federaalka ayaa kulan la qaatay labada gole ee maamulka Koofur Galbeed kaasoo lagu qabtay ...
Iyada oo Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar ka mida Masaajidda ...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay horumarka illaa iyo haatan laga sameeyay ...
4taan maleeshiyada ah oo lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha ...
Dowladda Hoose ee magaalada Johannesburg oo kaashaneysa Jaaliyadda Soomaalida ee magaaladaasi ayaa waxaa ay howlo wacyi gelin ah oo dhanka ...
Agaasimaha bariga Afrika ee Hay'adda shaqaalaha Adduunka ee ILO iyo wafdi uu hogaaminayay oo maalmahan howlo shaqo u joogay dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho