Ra’iisul Wasaare Kheyre”Dadaal ayaan ku bixin doonaa in shaqo abuur loo sameeyo dhallinyarada”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheer ay u gali doonto sidii Shaqo ...
Taliska Ciidanka Malatariga Dalka ayaa shaaciyey in ciidanku galeen digaar garowgii ugu danbeeyey ee weerar lagu qaadayo goobaha ay joogaan ...
Kulan lagu dhiirogalinayay dhallinyaradii isku taagtay gurmadka abaaraha Soomaaliya isla markaana lagu Boggaadinayay ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee ...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka qayb galay xafladda xil-wareejinta waaxda Gargaarka iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ...
Muqdisho, May 20, 2017----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ...
Muqdisho, 20 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booriyey shacabka Soomaaliyeed inay ...
Mogadishu, 20 May 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii ...
Danjiraha dowladda Swedan ee Soomaaliya, Mikael Lindvall, ayaa kulan la yeeshay agaasimaha guud ee hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliya ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saaxiibada Beesha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho