Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo Xarunta Gurmadka Qaranka ka furtay Magaaladda Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Marwo Maryan Qaasim, ayaa sheegtay in wasaaraddu ay furtay ...
















