Guddiga Shaqaalaha rayid Dowladda oo lacag deeq ah ku warreejiyey Guddiga gurmad qaran
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 5.000$ ku warreejiyey Guddiga Gurmad qaran ...
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 5.000$ ku warreejiyey Guddiga Gurmad qaran ...
Kulan ay isugu yimaadeen Saxaafadda Soomaaliyeed, ayaa maanta ku qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana kulanka goob joog ahaa Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, ...
Guddoomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Abdi Maxamed ayaa ka qeybgalay howl dib u dhis iyo dayactir ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar) ayaa maanta kulan mahadcelin ah la qaatay ...
Guddiga Gurmad Qaran ee Qaraxii Zoobe oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Guddigaasi, ayaa ugu baaqay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in ay ...
Wasiiru dowladaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa sheegay in Allaha ...
Waxaa sii kordhayay qeylo dhaanta iyo walaaca laga muujinayo xasuuqa Shabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qarixii bahalnimada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyayaasha qaar ka mid ah ...
Banaan baxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen urur dhalinyaro ah oo ka koobnaa qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Cabdi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho