Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay ...
Faaduma Cabdi Cali oo ku hadeysa magaca dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa ku bilowdey “ Salaam dhammaan madaxda Qaranka, dhallinyarada Soomaaliyeed iyo ...
Toos u daawo Khudbadaha Munaasabadda 15ka May ee ka socota aqalka dowladda hoose ee xamar. https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1440098166050971/
Munaasabad ballaaran oo lagu weyneynayo maalinta dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed iyo xuska ururkii gobonnimo doonkii Soomaliyeed ee SYL, taas oo ay ...
Xarunta dowladda hoose ee Xamar waxaa hada ka soconeysa Munaasabadda 15-ka May oo ku beegan sanad guurrada 74aad ee SYL. ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xafladda 15-ka May ee caawa ka socoto xarunta Dowladda Hoose ee ...
Markii u horeysay ee dhallinyaro Soomaali ah ay ka caroodaan falalkii ama dhibaatooyinkii ay la yimaadeen gumeysiga cusub ee reer ...
Muqdisho 15 May 2017 - Hay'adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay ...
Xisbiga dhalinyarada ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan SYPP ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho