Qaar ka mid ah Guddiyadda Golaha Shacabka JFS oo Maanta kulmay “SAWIRRO”
Guddiyadaan oo kala ah:-Guddiga Warfaafinta, Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga,Guddiga Wadooyinka Dekkadaha, Garoomada iyo Guddiga Garsoorka ayaa Maanta yeeshay kulan howleedkooda. ...
















