Tirada Shaqaalaha Dowladda ee ku dhintay Qaraxii Zoobe oo la shaaciyey (AKHRI)
Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna ...
Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna ...
Qaar kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanat booqday Qaar kamid ah Isbitaalada ay ku ...
Marwada kowaad ee Dalaka Saynab Cadbi Macalin ayaa qaar ka mid ah cisbitaalada Muqdisho ku booqatay dhawacyadii ka dhashay Qaraxii ...
Qaar kamid ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed, ayaa si aad ah usoo buux dhaafinaya Xarunta Gurmadka qaran ee Magaaladda Muqdisho, kuwaasi is ...
14-kii bishan waa maalin shacabka soomaaliyeed u ah musiibo qaran, muujinta dareenka shacuubta ayaa ah mid ay tacsi ugu dirayan dadki ...
Xisbiyada siyaasada dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareeyay qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gumaaday shacabka Soomaaliyeed ...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Marwo Maryan Qaasim, ayaa sheegtay in wasaaraddu ay furtay ...
Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qalabka sida, ayaa Deeq lacageed oo dhan 2.000$ oo iyaga dhexdooda ay iska soo arruuriyeen ku wareejiyey ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay Olole ...
Diyaarad ka timid dowladda Qatar ayaa soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaarada ay soo dirtay dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho