Dawladda Soomaaliya oo Boqortooyada Sacuudiga uga mahad celisey 50ka Milyan Ee Ay Ugu Deeqday
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u ...
















