Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska “SAWIRRO
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa manta tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyay ...
















