Emmanuel Macron ayaa noqday Madaxweynaha Faransiiska, kadib markii uu kaga guuleystay doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi Haweeneyda la tartameysay ee Marine ...
Kulankani oo ku saabsanaa daah furka diyaarinta qorshaha doorashooyinka dalka ka dhacaya 2020-2021-ka ayaa waxaa furay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ...
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud iyo xubno kale ayaa kormeerka ay ku ...
Kulankani oo looga hadlayay Dardargelinta Gargsoorka Dalka ayaa waxaa ka soo qeygalay Wasiirka Cadaaladda, Wasiir ku-xigeenka Amniga, Xeer Illaaliyaha Qaranka, ...
Ciidanka Xooga Dalka ayaa dilay Hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo maleeshiyaad kale oo la socday, sida uu sheegay ...
Muqdisho, May 7, 2017------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga ...
Wasiirka Wasaaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan "Yariisoow" ayaa wareysi uu siiyey Radio ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho