Wafdi uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo gaarey Dalka Suudaan “SAWIRRO”
Waxaa Magaaladda Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudaan gaaray Wafdi uu hor kacayo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane ...
Waxaa Magaaladda Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudaan gaaray Wafdi uu hor kacayo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane ...
Waxaa saaka lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha HirShabeele,taasi oo haatan ...
Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dowladda Kuweyd islamarkaana dhameystay Waxbarashada Dugsiga Sare iyo qaar sanadkaan ka qalin jabiyay ...
Muddane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya,ayaa maanta soo xirey Bandhigga Buugaagta oo muddo sedex maalmood ah ...
Hadalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyey markii maanta mas’uuliyiinta Wasaaradda ay kormeer ...
Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxa ay tababar ugu soo xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda ...
Waqooyiga Kuuriya ayaa markii labaad gantaal balaastik ah dul mariyay hawada dalka Jabaan,taasoo abuureysa xaalad cusub oo ku timid gobolka,kadib ...
Wasiiru Dawlaha Xafiiska Raisul Wasaaraha J.F.S ayaa magaalada Orso ee dalka Shiinaha uga qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen madax ka ...
Madaxweyna Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay ...
Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ahna Caasimada Gobolka shabeelaha dhexe waxaa ka socda diyaar Garowga Doorashadda Madaxweynaha ee Maamulkaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho