Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kismaayo uga qeyb galay kulan dadweynaha lagu fahamsiinayey shuruucaha dalka
Barnaamijkan wacyi galinta ah oo dhammaan dad weynaha dowlad goboleedyada dalka oo lagu fahamsiinayo shuurucda dalka oo uu ka mid yahay ...
















